programming-ka | waa maxay programmin-ka | waa maxay programming languagesa?| sideen ku baran karaa? | sideen ku noqon karaa web devloper? , sideen ku noqon karaa programmer? part 1 # Abdifatah Adam
marar badan waxaa dhacda inaa u baahata in aad wax-ka ogaata programmin-ka ama aadba rabta inaad barata lkn kanaalada somalida oo dhankaa ku yarr owgeed waxaa macquul ah in aad heli waydo muuqaallo kuu sharxaayaan programminka wuxa uu yahay? , iyo sida aad ku baran karta,
muuqaalkaan iyo muuqaalla kala oo xgi doona haduu alle idmo waxaan kaga hadli doonaa programming-ka iyo arimaha la xariiri
waxaan ahay full-stack web devloper , waxaan sameeyaa websites ka , hadaa doonayso in website laguu sameeya
waxaadna iga la soo xariiri kartaa :
Facebook
https://www.facebook.com/abdifatahadam.hasab.3
Ama booqo page ka ganacsigayga Hagaajiye solutions:
https://www.facebook.com/113927997407299/posts/122736823193083/?app=fbl
ama Portfolio website kayga:
http://abdifatah.herokuapp.com
kusodhowoow kanaalka AQOONSAAD,magacygu waa Abdifatah Adam ,halkaan waxaan kusoo gudbiyaa muuqaalla aqoon ah,si aad iila jaanqaadid subscribe saar notifcation-kana furo .
fadlan sii faafi kanaalak,isku day in aad ugu yaraan qof kale aad gaarsiisa
mahadsanid
Source